Dugsiga Samo Wax ka ogow

Yoolka Samo Schools waa bixinta waxbarasho free ah oo lagu baranayo Dugsiga Hoose Dhexe Sare loona heli karo qaab online ah.

Dugsiga Samo wuxuu kulmiyaa waxbarashada Dugsiga Hoose Dhexe Sare oo ardayga uu ku baranayo qaab ONLINE magaalo kasta iyo meelkasta oo ku suganyahay. Samo School waa hay’ad samo fal ah iyada oo ay ardada Soomaalida ah meelkasta ay joogaan ay si bilaash ah ooga faa’idaysan karaan waxbarashadaan. Maadooyinka aan bixino waxaa kamid ah xisaabta, sayniska, xisaabinta, taariikhda,  Computerka, Tarabiyada,  dhaqaalaha, ka bilow dugsi hoose ilaa dugsi sare F-4. Waxaan diirada saareynaa sidii aan u wanaajin lahayn xirfada si aan uga caawino ardyada in ay dhidibada u taagaan aasaaska adag, markaa ma jirto wax xadidi kara waxay ay baran karaan marka xigta. Maadooyinka aan dhigno

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->Math

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->Physics

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->Chemistry

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->Biology

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->History

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->Geography

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->English

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->Somali

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->Arabic

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->Islamic Studies

<!--[if !supportLists]-->·         <!--[endif]-->ICT